Doorasho 4 Kursi oo maanta lagu qabtay Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta waxaa lagu qabtay doorashada doorashada saddex xildhibaan oo maamulka Galmudug ku matali doona Baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya.

Xubnaha maanta lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb ayaa kala ah:

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo horay ugu fadhiyay kursiga uu ku guuleystay ee Hop#147 , mudane Maxamed Xuseen Abuukar iyo xildhibaan, Cumar Cali Cabdi .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*