Wadooyinka Muqdisho oo saakay la xiray

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa saaka xiray waddooyinka qaar ee ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo u diidaya in Gaadiidka iyo dadka intaba ay maraan.

Waddooyinka xiran ayaa waxaa kamid ah wadada ee hormarta degmooyinka, Waaberi Xamar Jajab, iyo Xamarweyne, wadadaas oo loo diidayo inay Gaadiidka isticmaalaan.

Ciidamada ayaa u diidaya inay xataa dadka u gudbaan xaafadaha degmooyinka qaarkood.

Wararka aya sheegaya in sabata loo xiray wadooyinkaasi ay tahay Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska ee Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ay kajirto doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*