Fahad Yaasiin oo u Amba baxay Magaalada Baladweyne

Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ah la taliyaha Amniga ee Madaxweyne Farmaajo ayaa uduulay magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan

Fahad yaasiin ayaa ka mid ah Musharixinta u tartameysa Kuraasta Golaha shacabka ee taala magaalada baladweyne waxaana uu si gaar ugu tartamayaa kursiga Hop 086 oo uu hor ugu fadhiyay Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo hadda ku sugan Isbitaal ku yaala dalka Hindiya Halkaas oo lagaga daaweynaayo Xanuun ku dhacay.

Fahad yaasiin ayaa la sheegay in Kursiga loo xiray waxdaana magaalada baladweyne shalay gaaray Ciidamo isaga ilaalo u ah kuwaas oo sugi doona Amniga Fahad Yaasiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*