Doorashada Kuraastaga Gobolada waqooyi oo la soo gabagabeeyay

Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#243Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen1. Musharax xildhibaan , marwo Samsam Muxumed Cumar2. Musharax Xildhibaan, Marwo Dallays Cali ibraahimMusharax Xildhibaan Marwo Dallays Cali ibraahim ayaa ka tanaasushay tartanka Doorashada.Musharax marwo Samsam Muxumed Cumar ayaa loo qaaday codka kalsoonida ee ergada oo ay soo xaadireen 100 Ergay, waxa ayna heshay 98 cod, waxa ka aamustay 2 qof .Sidaa daraadeed natiijada hordhaca ah waxa kusoo baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP#243 Samsam Muxumed cumar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*