Madaxweynaha Soomaaliland oo la kulmay madaxweynaha Jabuuti

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Wafdi uu Hoggaaminayey ee safarka shaqo ku joogay dalka Jabbuuti, ayaa la kulmay madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.

Xiriirka Somaliland iyo Jabtuuti , fududaynta isu-socodka iyo ganacsiga ka dhexeeya labada shacbi, ee walaalaha iyo deriskaba ah.

Dhinaca  kalae ‘ Jabbuutina Ismaaciil cumar Geelee oo soo dhaweeyay Wafdiga Somaliland oo uu Hogaaminayo madaxweyne Muuse Biixi cabdi ayaa uga mahadceliayay booqoshada ay ku joogaan jabuuti iyadoo uu balan qaaday in jabuuti ay sare u qaadeyo Xiriirka Walaal tinimo eek a dhexeya Jabuuti iyo Somaliland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*