Qarax ka dhacay Magaalada Boosaaso

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in Qarax lala Eegty Gaadiid Kolonyo ah oo uu la socday Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni Xilli ay ku sii jeedeen Magaalada Boosaaso.

Qaraxa Ayaa la sheegey in uu ahaa miinada Nuuca Dhulka Lagu Aaso Waxaana uu ka dhacay aga-gaarka Kaantaroolkii hore Boosaaso

 Qaraxa ayaa waxaa waxyeelo uu ka soo gaaray mid ka mid ah Gaadiidka Kolonyadaha ahaa eela socday madaxweyne Deni.

Inta ogyahay 2 askari ayaa ku geeryootey Afar kalena waa ay ku dhaawacmeen Qaraxaasi.

Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qaraxaaii maanta ka dhacay magaalada Boosaaso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*