
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in Qarax Xooggan oo khasaare geystay uu ka dhacay Isgoyska Somali Star ee bartamaha magaalada Kismaayo
Qarax ayaa waxaa uu ahaa mid lagu xiray gaari waxaana ku geeriyooday sheikh cabdi naasir Xaaji Axmed oo ka mid ahaa Culimada Soomaaliyeed kana soo jeeda magaalada Laas-Caanood ee gobolka Sool
Alle ha u naxariistee ‘ Sheekh Cabdi Naasir ayaa ayaa ka mid ahaa Culimada waaweyn ee soomaaliya ee dad badan wax soo baray
Leave a Reply