
ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Goobaale ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Ujeedka howlgalkaas ayaa beegsiga goobo Al-Shabaab ay kaga sugnaayeen deagaankaas.
Hawlgalka ayaa qayb ka ahaa holwgallada guud ee Ciidanka dawlada ay ka Fuliyaan gobolada .
Hawgalkaan ayaa imaanaya Xilli Alshabaab ay Weero ka fuliyeen degaano ka tirsan gobolada dalka .
Leave a Reply