
Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay doorashada 5 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka Kuraasta doorashooda la qabtay ayaa kala ah :
Hop#112
Hop#136
HOP#130
Hop#079
Waxaana magacyada Xildhibaanada kuraasta ku guuleeysatay ay kala Yihiin:
1-Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ku guulestaykursiga#HOP072
2- Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Waceys uu ku guuleystay kursiga #HOP112
3-Xildhibaan Cumar Yuusuf Qaladiid uu ku guuleystay Kursiga #HOP136
4-Xildhibaan Maxamuud Muxumed Cumar oo ku guuleystay Kursiga #HOP075
5-Xildhibaan Mowliid Cabdi Maxamuud oo ku guuleeystay Kursga HOP#130
Leave a Reply