Gudiga doorashooyinka Beelaha Banaadiriga o beri qabanaya doorashada 5 kursi

Guddiga maamulka doorashooyinka Beelaha banaadiriga ayaa sheegay in beri la qaban doono doorashada golaha shacabka ee BFS.

Guddiga ayaa shaaciyay guddiga xulista Shanta kurri ay leeyihiin Beelaha Banaadiriga, iyaga oo sidoo kale shaaciyay jadwalka doorashada Shanta Kursi ee doorashadooda lagu qabanayo Magaalada Muqdisho.

25 Bishaan oo ku beegan Maalinta Jimcaha ah ayey sheegeen Guddiga in Magaalada Muqdisho ay ku qaban doonaan doorashada Shanta Kursi kuwaa oo kale ah: Hop#265 ,Hop#266 , Hop#105 ,Hop#084 ,Hop#034.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*