R/W Rooble oo qaabilay Wafdi ka socda Qaramada midoobay

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo qaabilay ku-xigeenka wakiilka Xog-hayaha Guud ee QM u qaabilsan Arrimaha bani’aadminimada Adam Cabdulmowlaa ayaa kala hadlay arrimaha abaaraha dalka, gurmadka la gaarsiinayo dadka abaartu saameysay iyo isu duwidda dadaallada gurmadka abaaraha ee dowladda iyo hay’adaha kala duwan ee gargaarka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*