Ra’iisal Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Wafdi ka socda Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye oo booqasho ku jooga dalka, waxa ay ka wada hadleen kaalinta Midowga Afrika ee nabadeynta Soomaaliya iyo doorka AMISOM ee sugidda amniga doorashooyinka dalka.

Dhawaan ayaa la filayaa in magaca loo bedelo hawlgalka Ciidanka Amisom ee soomaaliya islamarkaana la hoos geyndoono Hawlgalka Qaramada Midoobay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*