Xog: Madaxweynaha Puntland oo safar ugu Ambabaxya Dalalka kenya iyo Imaaraadka carabta

Ilo Xog ogaal ah oo ku dhaw Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu dhowaan u baxayo safar dibadda .

Ilo wareedyada ayaa sheegay Kenya iyo Imaaraadka Carabta uu  safar ugu baxayo sida ay xaqiijinayaan Xubno  ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

Ilo wareedyada Madaxtooyada Puntland oo aan warkaan aan ka soo xiganay ma aysan shegin Xilliga rasmiga ah uu safarka u baxayoMadaxweyne Deni.

Madaxweyne Deni ayaa ka mid ah Musharixiinta u taagan qabashada madaxweynaha Soomaaliya inkasoo uusan shaacin Musharaxnimadiisa balse wararka ayaa sheegaya in safarkiisa Kenya iyo Imaaraadka uu la xiriiro Ololaha doorashadiisa si uu taageero uga helo dalalkaasi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*