
Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo guddiga horay u shaaciyay in la qabanayo doorashadooda.
Guddiga ayaa qoraal ay soo sareen ku shaaciyay Bisha maalinta Beri ah la bilaabayo tababarka Ergada doorashada lana shaacin doono Guddiyada Ergooyinka.
Guddiga ayaa sidokale sheegay in maalinta talaadada beri ah la diiwaangalen doono musharaxiinta lixda kursi, oo kala ah.
Hop#275
Hop#230
Hop#183
Hop#
Hop#050
Hop#253
Leave a Reply