
Gudoomiyaha Xisbiga sinaanta iyo M iyo Midnimo u olo leeynta ee (SAMO ) Ugaas Aweys Xuseen Huneero ayaa Abarta ka jirta qaybo badan oo ka tirsan gobolada Dalka Soomaaliya
Gudoomiye Huneero ayaa sheegay in Abaarta looga bixi karo in shacabka Soomaaliyeed ay Istaagaareen ismarkaana loo jeesto sidii loogu gurman lahaa Dadka ku nool gobolada dalka ee Abaartu ay saameysay.
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayuu ugu baaqay in Amniga Sugto kana qayb qaadato Gurmadka la gaarsiinaayo gobolada dalka si loo badbaadi shacabka Abaarta ay saameysay.

Halkaan Hoose Dhageyso waraysiga Gudoomiye Huneero
Leave a Reply