
Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Maanta shir gudoomiyey Shirka Guddiga Joogtada ee Baarlamanka KG ,Waxaana Maanta looga hadley sidii kaalin ay uga qaadan Lahaayeen Xildhibaanada Baarlamanka KGS Gurmadka loo fidinaayo Dadka Abaartu saameysey ee ku Nool Deeganada Koonfur Galbeed, Waxaana loo xilsaarey Guddi gaar ah oo ka shaqeyneya Arrimahaasi.
Leave a Reply