
Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee dawlada Soomaaliya Axmed Buule Gareed (Canjeex) oo kusugan Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay guddiga uu magacaabay R/wasaare Rooble ee soo qiimeynaya doorashada in lagu qaban karo Garbahaareey.
Gudoomiye canjeex oo saaxiib dhaw la ah Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa kasoo horjeeda in doorashada 16 kursi ee taalla Garbahaareey.
Canjeex ayaa hoosta ka xariiqay in aysan sugi doonin,wax fiican inuu ka keeno garbahaareey gudoomiyaha guddiga la magacaabay Abuukaato Cumar Dhageey.
Halkaan ka Dhageyso Shirka jaraa’id Gudoomiyaha Gobolka Gedo:
Leave a Reply