Gudiga doorashooyinka Puntlamd oo soo bandhigay magacyada odayaasha soo xulaya Ergada 16 kursi ee Boosaaso

Guddiga  doorashooyinka kuraasta Golaha shacabka ee Puntland ayaa shaaciyey Odayaasha iyo Xubnaha Bulshada Rayidka ah ee soo xulaya Ergada 16 kursi ee Deegaan doorashada labaad ee Magaalada Boosaaso ee Puntland.

Qoraalka ka soo baxay guddiga ayaa lagu yiri Guddiga isaga oo fulinayo waajibaadka qaran iyo  heshiisyadii madasha qaranka sidoo kalena raacaya hab raacyadii Doorashada  2021-2022 ay soo gudbinayaan liiska Guddiyada xulista Ergooyinka Kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashada labaad ee Magaalada Boosaaso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*