
Korneyl Aadan Rufle oo ka mid ah Saraakiisha dawlada Federaalka ee Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa ka hadlay qorshaha Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ku aadan 16 kursi ee degaan doorashooda ay tahay magaalada garbo haareey ee xarunta gobolka Gedo iyo sida ay Xukuumadad Ra’iisal wasaare Rooble ay ku wajaheyso doorashada kuraastaasi
Korneyl Rufle ayaa sheegay in ay ku taagan yihiin heshiiska 17kii sebtember ee la xiriira doorashooyinka Soomaaliya ismarkanaa aysan Aqbaleyn in magaalada Garbahaareey ee xaruunta Gobolaka Gedo laga wareejiyo doorashada 16 Kursi ama ay doortaan dad aan ka tarjumi Karin misaarka shacabka Gobolada Jubooyinka iyo Gedo.
Leave a Reply