
Guddiga maamulka doorashooyinka Koonfur galbeed ayaĆ maanta magaalada Baydhabo ku qabtay doorashada 6 kursi .
Kuraasta la doortay ayaa waxa ku guuleystay xildhibanada kala ah
1)-Xildhibaan Axmed Madoobe Nuunow
2)-Xildhibaan Luul Ibraahim Cumar
3)-Xildhibaan Cabdislaan Cali Cabdi
4)-Xildhibaan Maxamed Shekh Cabdulaahi Ciirow
5)-Xildhibaan Cabduqaadir Cumar Macalin
6) -Xildhibaan Saalax Shariif Siid Cali
Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa heer gaba gaba ah marsineyso doorashada Golaha Shacabka, waxaana marka laga reebo lix-da kursi ee manta Baydhabo lagu doortay haray 7-kursi oo lagu dooranayo Magaalada Baydhabo
Leave a Reply