Madaxweyne Deni oo kala diraya Hogaanka Maxkamada Dambiyada Culus ee Puntland

Madaxweynaha maamulka  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa in uu kala diro Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo danbiyada Culus ee Puntland.

Ilo xog ogaal ah ayaa xaqiijiyay in Madaxweynuhu dhowaan kala dirayo Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo danbiyada culus ee Puntland si loo dardar geliyo Shaqada socota.

Madaxweyne Siciid Deni ayaa la filayaa in uu Guddoomiye cusub u magacaabo Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida islamarkaana isbeddel ku sameeyo Guddoomiyaasha Derejada kowaad ee Maxkamadaha Ciidamada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*