
Guddiga doorashooyinka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay kuraastii ugu dambeysay ee Golaha Shacabka, oo degaan doorashadoodu tahayMagalada baydhbo .
Qoraal kasoo baxay Guddiga lagu shaaciyay liiska 7 kursi, kuwaas oo uu kujiro kursiga Madaxweynaha Koonfur galbeed, waxaana kuraasta la shaaciyay ay kala yihiin.
7 1: HOP#181
2 HOP# 204
3: HOP# 197
4: HOP#179
5: HOP#172
6: HOP# 164 7: HOP#
Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ah Dawlad goboleedkii ugu horreeyay ee soo geba-gabeeya doorashada Kuraasta labada Aqal Haddii ay dhacdo doorashada kuraastaasi

Leave a Reply