
Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa u amba baxaya dalka Mareykanka.
Ujeedka Socdaalka Madaxweyne Biixi oo aan wax badan laga ogeyn ayaa la filayaa in uu kula kulmo dalkaas mas’uuliyiin ka tirsan Mareykanka.
Madaxweyne iyo Wafdigiisa ayaa horay viisaha Mareykanka uga soo qaatay dalka Jabuuti oo uu dhawaan tagay. Waa Safarkii ugu horreeyay ee Madaxweynaha Somaliland uu ku taggo dalka Mareykanka tan iyo markii la doortay Sanadkii 2017-kii
Leave a Reply