Gudiga doorashooyinka Koofur Galbeed oo shahaadada Musharaxnimo Gudoonsiiyay 4 Musharax

Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT waxay shahaadada musharaxnimada gudoonsiiyeen musharax Isaaq Cali Subag oo u sharaxan kursiga HOP#204

Xaawo Sokor Cali ayaa qaadatay Shahaadada Musharaxnimada Xildhibaan Gollaha Shacabka Kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-047

Maryan Macalin Isaaq ayaa qaadatay Shahaadada Musharaxnimada Xildhibaan Gollaha Shacabka Kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-181.

Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT waxay shahaadada musharaxnimada gudoonsiiyeen musharax Mahad Abdirahmaan Aadan oo u sharaxan kursigaHOP#172

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*