Taliyaha Ciidanka Booliska oo gaaray Magaalada Baydhabo

Wafdi uu hogggaminayo taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ah Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka General Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa maanta Gaaray magalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.Magaalada Baydhabo ayaa lagu wadaa in maalinta barri ah lagu soo geba gabeeyo doorashada kuraastii ugu dambeysay ee xildhibaanada deegaan doorashadoodu tahay Koofur galbeed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*