SOMALI RADIO ONAIR
  • Home
  • wararka

Month: March 2022

Wasiirka wasaarada Dhalinyarada Koofur Galbeed oo loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose

March 3, 2022 nuxur wararka 0

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Cabdiraxiin Nuur, isaga oo Guddoomiye kale […]

Dawlada Soomaaliya oo ka mid noqotay Dalalka Cambaareeyay duulaanka Ruushka ee Ukrain

March 3, 2022 nuxur wararka 0

Kulanka guud Qaramada Midoobay ayaa loogu codeeyay qaraar lagu cambaareynayay duulaankaRuushka, waxayna ka dalbadeen Ruushka in ay ciidamadooda si dhaqsi ah ugalabaxaan Ukraine. Qaraarkaayaa waxaa […]

Mas’uuliyiin ka tirsan Gudigii uu magacaabay Ra’iisal wasaare Rooble oo gaaray magaalada Kismaayo

March 2, 2022 nuxur wararka 0

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT iyo wasiiro ka tirsan Jubaland ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyey Wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Guddiga […]

Dhageyso: Maamulka Gobolka Gedo oo Eedeeyay Gudiga loo xilsaaray Murunka 16 Kursi ee Garbahaareey

March 2, 2022 nuxur wararka 0

Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee dawlada Soomaaliya Axmed Buule Gareed (Canjeex) oo kusugan Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay guddiga uu magacaabay R/wasaare Rooble ee soo […]

Shirkii Watashiga ee Wasaarada Waxbarashada oo la soo gaba gabeeyay

March 2, 2022 nuxur wararka 0

Wasiirka  Wasaarada Waxbarasha, Hiddaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Eng CabdullaahiAbuukar Xaaji, ayaa soo xiray Shirka Wadatashiga  Waxbarashada iyo  Diyaarinta  qorshaha Waxbarashadda ee […]

Gudiga doorashooyinka Hirshabeelle oo shaaciyay doorashada 11 Kursi

March 2, 2022 nuxur wararka 0

Guddiga doorashooyinka Kuraasta Golaha shacabka ee HirSabeelle ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 11 kursi ee ugu Dambeeysa kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Beledweyne. Qoraal kasoo baxay […]

Gudiga doorashooyinka Puntlamd oo soo bandhigay magacyada odayaasha soo xulaya Ergada 16 kursi ee Boosaaso

March 2, 2022 nuxur wararka 0

Guddiga  doorashooyinka kuraasta Golaha shacabka ee Puntland ayaa shaaciyey Odayaasha iyo Xubnaha Bulshada Rayidka ah ee soo xulaya Ergada 16 kursi ee Deegaan doorashada labaad […]

Ra’iisal wasaare rooble oo kulan la yeeshay Taliyayaasha Ciidamada

March 1, 2022 nuxur wararka 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir la yeeshay taliyeyaasha hay’adaha ammaanka dalka iyo ciidammada AMISOM, kaas oo diiradda lagu saaray adkeynta amniga […]

Maxaa looga hadlay Kulanka xildhibanada baarlamaanka Koofur galbeed?

March 1, 2022 nuxur wararka 0

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Maanta shir gudoomiyey Shirka Guddiga Joogtada ee Baarlamanka KG ,Waxaana Maanta looga hadley […]

Dhageyso: Gudoomiyayha Xisbiga Samo oo ku baaqay in loo Gurmado dadka Abaartu ay saameysay

March 1, 2022 nuxur wararka 0

Gudoomiyaha Xisbiga sinaanta iyo M iyo Midnimo u olo leeynta ee (SAMO ) Ugaas Aweys Xuseen Huneero ayaa Abarta ka jirta qaybo badan oo ka […]

Posts navigation

« 1 … 5 6

Recent Posts

  • Dhageyso: Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo ku baaqay in laga Faa’ideeysto Bisha Ramadaan
  • Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo ka soo horjeestay Magaca Urur looga dhawaaqay M/Muqdisho
  • Ciidanka Ruushka oo Duqayn ku dilay Haweeney Umul ahayd iyo Canugeeda
  • Gudiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay 4 kursi
  • Taliyaha Ciidanka Booliska oo gaaray Magaalada Baydhabo

Copyright © 2022 | WordPress Theme by MH Themes