SOMALI RADIO ONAIR
  • Home
  • wararka

Articles by nuxur wararka

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil ah ku fulisay Askari ka tirtsan Ciidanka dawlada Federaalka

January 10, 2022 nuxur wararka 0

Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida, qaybta 27-aad ayaa maanta oo Isniin ah xukun dil toogasho ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo horay […]

Fiqi oo ka digay in is hor istaag lagu sameeyo dibad bax dhawaan lagu qabanayo Muqdisho

January 10, 2022 nuxur wararka 0

Wasiirkii hore ee amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay banaan- dhawaan ka dhici doona Magaalada Muqdisho, Wasiir Axmed macalin Fiqi ayaa sheegay in […]

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Dagaal shalay ka dhacay Gobolka Galgaduud

January 10, 2022 nuxur wararka 0

Xaalada Degaanka Cada Kibir oo hoostaga degmada cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa degan ka dib markii shalay uu dagaal ku dhexmaray Ciidamada dawlada iyo Alshabaab […]

Midowga Musharixiinta oo soo dhaweeyay Warmurtiyeedkii ka soo baxay shirka Golaha watashiga Qaran

January 10, 2022 nuxur wararka 0

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa soo dhoweeyey war-murtiyeedkii shalay ka soo baxay shirka Golaha Wadashiga Qaranka oo Muqdisho ka socday mudo todobaad ah. Midowga Musharaxiinta ayaa […]

Ra’iisal wasaare Rooble oo kulan Muqdisho kula yeeshay Xubno ka Tirsan golaha Midowga Musharixiinta

January 10, 2022 nuxur wararka 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalaykulan gaar ah la qaatay Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed iyo  Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre, […]

Faah Faahino ka soo baxaya dagaal ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud

January 9, 2022 nuxur wararka 0

Wararka ka imaanaya Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaas ka socdo dagaal u dhaxeeyo ciidamo kawada tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya. Dagaalka ayaa […]

Kulan ay yeesheen Taageerayaasha madaxweyne Farmaajo oo Dood badan dhaliyay .

January 9, 2022 nuxur wararka 0

Qoraal Ingiriis ku qornaa oo muddo saacado ah ku jiray bogga Twitter-ka ee Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ay ugu talo gashay wararka xanuunka Covid-19 ayaa […]

Maxaa looga hadlayaa shirka Golaha watashiga qaran ee Maanta Muqdisho ka Furmaya ?

January 9, 2022 nuxur wararka 0

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa Shirkooda waxay Maanta kulan kula yeelan doona Midowga Musharaxiinta oo ay uga dhegaysan doonaan mar kale cabashooyinka ay ka qabaan Habraaca […]

Jawaari oo ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka

January 9, 2022 nuxur wararka 0

Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka hadlay khilaafka Rooble iyo Farmaajo ayaa aad u dhaliilay labada dhinacba, […]

Kenya oo dib u Furaysa Xadka ay la wadaagto Soomaaliya

January 9, 2022 nuxur wararka 0

Dowlada Kenya ayaa shaacisay in ay si rasmi ah u furi doonto xadka ay la wadaagto Soomaaliya, xilli ay saraakiisha dalkeeda  ay  cabsi ka muujiyeen […]

Posts navigation

« 1 … 23 24

Recent Posts

  • Dhageyso: Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo ku baaqay in laga Faa’ideeysto Bisha Ramadaan
  • Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo ka soo horjeestay Magaca Urur looga dhawaaqay M/Muqdisho
  • Ciidanka Ruushka oo Duqayn ku dilay Haweeney Umul ahayd iyo Canugeeda
  • Gudiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay 4 kursi
  • Taliyaha Ciidanka Booliska oo gaaray Magaalada Baydhabo

Copyright © 2023 | WordPress Theme by MH Themes