SOMALI RADIO ONAIR
  • Home
  • wararka

Uncategorized

Faah Faahino ka soo baxaya Qarax Isniidaamin ah oo maanta ka dhacay Muqdisho

January 12, 2022 nuxur wararka 0

Qaraxaan Xooggan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa lala eegtay Kolonyo gaadiid ay wateen ilaalo la socday saraakiil ka tirsan Qaramada […]

Isimada Puntland oo go’aano ka soo saaray xaalada magaalada Boosaaso

January 12, 2022 nuxur wararka 0

Qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Puntland, ayaa Xalay go’aanno ka soo saaray xallinta Xiisada u dhexeysa Maamulka Puntland iyo Hay’adda PSF. Qoraal ka kooban […]

Muwaadhiniin Soomaali ah oo laga keenay dalka Liibiya oo Maanta Muqdisho soo gaaray

January 12, 2022 nuxur wararka 0

Dowladda Soomaaliya ayaa saakay dalka dib ugu soo celisay tahriibayaal ku xirnaa xabsiyada dalka liibiya Tahriibayaashaan dalka lagu soo celiyaya ayaa gaaraya 97 oo qof […]

Maraykanka oo Cunu qabateyn Ugu hanjabay Madaxda Soomaalida haddii Markale dib loo dhigo doorashada Golaha shacabka

January 12, 2022 nuxur wararka 0

Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxda Soomaaliya inay u hoggaansamaan habraacyada arrimaha doorashada iyo tallaabooyinka kale ee lagu saxayo hanaanka doorashada. “Waxaan ugu baaqeynaa madaxda […]

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo xukun dil ah maanta ku fulisay Askari hore u dilay qof shacab ahaa

January 11, 2022 nuxur wararka 0

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil toogasho ku fulasay askari ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka oo qof shacab ah ku dilay degmada Baladxaawo […]

Muwaadhin Soomaali ah oo Xil sare looga Magacaabay dalka Maraykanka

January 11, 2022 nuxur wararka 0

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa Xamse Warfaa oo ah wiil asal ahaan Soomaali kasoo jeedo u magacaabay inuu noqdo la-taliye sare oo ka tirsan […]

Dagaal ka dhacay gobolka shabeelaha Dhexe

January 11, 2022 nuxur wararka 0

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya maanta Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen deegaanka Qalimow oo waqooyi ka xiga degmada Balcad ee gobolka shabeelaha […]

Beesha Caalamka oo soo dhaweeysay Shirkii Golaha watashiga qaran ee ka dhacay Muqdisho

January 11, 2022 nuxur wararka 0

Warsaaxafadeed kasoo baxay Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaawaxaa lagu sheegay inay soo dhaweyneyso shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee socday 3-9 Janaayo lagu gaaray is-afgarad la […]

Maamulka Gobolka Banaadir oo mamnuucay dibad baxyada sharci darrada ah

January 11, 2022 nuxur wararka 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiyeyaasha […]

Gudiga Hirgelinta doorashooyinka oo bogaadiyay warmutiyeedkii laga soo saaray shirkii lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

January 10, 2022 nuxur wararka 0

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho, wuxuuna guddiga soo dhoweeyey go’aanada kasoo […]

Posts navigation

« 1 … 22 23 24 »

Recent Posts

  • Dhageyso: Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo ku baaqay in laga Faa’ideeysto Bisha Ramadaan
  • Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo ka soo horjeestay Magaca Urur looga dhawaaqay M/Muqdisho
  • Ciidanka Ruushka oo Duqayn ku dilay Haweeney Umul ahayd iyo Canugeeda
  • Gudiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay 4 kursi
  • Taliyaha Ciidanka Booliska oo gaaray Magaalada Baydhabo

Copyright © 2022 | WordPress Theme by MH Themes