SOMALI RADIO ONAIR
  • Home
  • wararka

Xildhibaan Odowaa oo Markale loo doortay Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya

March 13, 2022 nuxur wararka 0

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug lagu doortay Cabdiracmaan Odawaa iyadoo hadda ay socoto doorashada Laba kursi oo kale. Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku […]

Ciidanka Puntland oo Hawlgal ku soo qabtay Nin gacan ku dhiigle ah

March 13, 2022 nuxur wararka 0

Ciidanka Booliska Puntland ee ka howlgalla Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Nin lagu Magacaabo Mowliid Maxamuud Nuur oo […]

Diyaarado duqeeyay Fariisimo Alshabaab ay ku leeyihiin Gobolka Galgaduud

March 13, 2022 nuxur wararka 0

Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka uu leeyahay islamarkaana aan duuliyaha lahayn  ayaa waxaa la sheegay  duqeyn ka geysteen degaan katirsan Gobolka Galgaduud maamulka Galmudug uu ka […]

Koofur Galbeed oo soo saartay magacyada Odoyaasha soo xulaya ergada 7 kursi

March 13, 2022 nuxur wararka 0

Guddiga Doorashooyinka Goboleed Koofur galbeed ayaa soo saaray xalay magacyada Odoyaasha dhaqanka iyo Ururada Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 7 kursi oo deegaan dooraahadoodu […]

Ciidanka dawlada oo hawlgal ku soo qabtay dad lagu Eedeeyay in Alshabaab ay ka tirsan yihiin

March 13, 2022 nuxur wararka 0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 7aad ee Gorgor ayaa howlgal ka sameeyay deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose. Howlgalka oo ujeedkiisu ahaa xaqiijinta […]

Dowladda Uganda oo sheegtay in ciidamadeeda ay sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya

March 12, 2022 nuxur wararka 0

Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya inkasta oo uu dhamaanayo barnaamijka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM). Howlgalka AMISOM […]

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wafdi uu Horkacayo oo maanta u socdaalaya dalka Maraykanka

March 12, 2022 nuxur wararka 0

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka   Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa u amba baxaya dalka Mareykanka. Ujeedka Socdaalka Madaxweyne Biixi oo aan wax badan laga ogeyn ayaa […]

Jabuuti oo la sheegay in ay noqotay Hoyga Basaasyada Caalamka Uga Dusa Afrika

March 12, 2022 nuxur wararka 0

Wargayska Telegraph ee kasoo baxa waddanka Britain ayaa dhawaan daabacay maqaal dheer oo uu uga hadlayo tartanka ay quwadaha adduunka ugu jiraan inay kordhiyaan saameynta […]

 Guddiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay guddiga xulista ergada saddex kursi

March 12, 2022 nuxur wararka 0

Gudiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay 4 Kursi

March 12, 2022 nuxur wararka 0

Gudiga doorashada Golaha shacabka ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay qabashada doorashada 4-kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee ay tahay magaalada Beledweyne.

Posts navigation

« 1 2 3 … 25 »

Recent Posts

  • Dhageyso: Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo ku baaqay in laga Faa’ideeysto Bisha Ramadaan
  • Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo ka soo horjeestay Magaca Urur looga dhawaaqay M/Muqdisho
  • Ciidanka Ruushka oo Duqayn ku dilay Haweeney Umul ahayd iyo Canugeeda
  • Gudiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay 4 kursi
  • Taliyaha Ciidanka Booliska oo gaaray Magaalada Baydhabo

Copyright © 2023 | WordPress Theme by MH Themes