SOMALI RADIO ONAIR
  • Home
  • wararka

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo ka tacsiyadeeyey Geerida Xildhibaan Maxamuud Muxumed Kuulow

March 12, 2022 nuxur wararka 0

Madaxweynaha Maamulka Axmed Maxamed Islaam madoobe , ayaa guud ahaan Ummada Soomaaliyeed, bulshada Jubaland, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay uga tacsiyeeyay geerida Alle ha […]

Ra’iisal wasaare Rooble oo kulan la qaatay Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya

March 10, 2022 nuxur wararka 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre oo ay ka wada hadleen arrimaha […]

Dhageyso: Maamulka Gobolka Gedo oo ku baaqay in la bilaabo doorashada kuraasta Garbahaareey

March 10, 2022 nuxur wararka 0

Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku guuleystay qorshihiisii ku ahaa in doorashada iyo holwaheeda la guda galo Gobolka Gedo oo muddooyinkii lasoo dhaafay buuq […]

Galmudug oo Dhalinyaro u Tababareysa Xalinta Khilaafaadka

March 10, 2022 nuxur wararka 0

Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug oo kaashanaysa Safaaradda dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa magaalada Dhuusamareeb tababar ugu furtay lixdan dhallinyaro ah. […]

Maamulka Gobolka Banaadir oo u digay Dadka Isticmaala maandooriyaha

March 10, 2022 nuxur wararka 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Degmada Hiliwaa uga qeyb galay ololaha wacyigalinta ka hortaga isticmaalka Maandooriyaha oo […]

Dawlada maraykanka oo bogaadisay Guusha Soomaaliya ee Dib u habeynta Dhaqaalaha

March 10, 2022 nuxur wararka 0

Danjiraha Maraykanka ee Soomaaliya Amb. Larry André ayaa bogaadiyay guusha ay Soomaaliya ka gaartay dib u habeynta dhaqaalaha, sida ay aqoonsatay IMF. Danjire Lary ayaa […]

Dhageyso: Gudiga doorashooyinka Heer Federaal oo fasaxay Doorashada 3 Kursi oo maanta Baladweyne ka dhahaceysa

March 10, 2022 nuxur wararka 0

Gudiga Hirgalinta Dorashooyinka Heer Federaal oo dib u fasaxay Doorashada 3 kursi oo maanta lagu qabanayo magaalada Baladweyne ee xaruunta Gobolka Hiiraan………. Kuraasta doorashadooda Maanta […]

Gudiga Doorashooyinka Koofur Galbeed oo shaaciyay Jadwalka Kuraastii Ugu dambeysay

March 10, 2022 nuxur wararka 0

Guddiga doorashooyinka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay kuraastii ugu dambeysay ee Golaha Shacabka, oo degaan doorashadoodu tahayMagalada baydhbo . Qoraal kasoo baxay Guddiga lagu shaaciyay […]

Doorashada 6 kursi oo maanta Baydhabo lagu qabtay

March 9, 2022 nuxur wararka 0

Guddiga maamulka doorashooyinka Koonfur galbeed ayaà maanta magaalada Baydhabo ku qabtay doorashada 6 kursi . Kuraasta la doortay ayaa waxa ku guuleystay xildhibanada kala ah […]

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in waqtiga loo kordhiyo Hawlgalka Amisom ee ku sugan Soomaaliya

March 9, 2022 nuxur wararka 0

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Golaha Ammaanka ku-boorriyay in aan la dhimin shaqaalaha howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika Soomaaliya ee AMISOM illaa […]

Posts navigation

« 1 2 3 4 … 25 »

Recent Posts

  • Dhageyso: Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo ku baaqay in laga Faa’ideeysto Bisha Ramadaan
  • Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo ka soo horjeestay Magaca Urur looga dhawaaqay M/Muqdisho
  • Ciidanka Ruushka oo Duqayn ku dilay Haweeney Umul ahayd iyo Canugeeda
  • Gudiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay 4 kursi
  • Taliyaha Ciidanka Booliska oo gaaray Magaalada Baydhabo

Copyright © 2022 | WordPress Theme by MH Themes