SOMALI RADIO ONAIR
  • Home
  • wararka

Dawladaha Soomaaliya iyo Qadar oo Xiriirkood Xoojinaya

March 7, 2022 nuxur wararka 0

Safiirka dowladda Qatar u fadhiya magaalada Muqdisho Xasan Bin Xamza ayaa bogaadiyay xiriirka adag ee u dhaxeeya dowladda Qatar iyo Soomaaliya. Safiirka oo la hadalay […]

Shil khasaare sababay oo ka dhacay Puntland

March 7, 2022 nuxur wararka 0

Wararka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in shil dhacay ay ku dhinteen 6 Asakari ay ku dhinteen Todoba kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii uu shil […]

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo laga hor istaagay safar uu doobayay in uu ku tago Magaalada Baydhabo

March 6, 2022 nuxur wararka 0

Madaxweynihii hore Koofur kana Midowga Musharixiinta Mucaaradka & ilaaladiisa ayaa laga hor istaagay safar ay ku tegi lahaayeen magaalada Baydhabo oo ah deegaan doorashadiisa. Siyaasigan […]

Dhageyso : Gudoomiye Cumar Fnisha oo ka hadlay qorshaha la dagaalanka Maandooriyaha

March 6, 2022 nuxur wararka 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Fislih) ayaa sheegay in ay bilaabayaan Olole ballaaran oo lagula dagaalamayo Maandooriyaha Waxana uu  tilmaamay […]

Doorashada 5 Kursi oo maanta Gaalkacyo lagu qabanayo

March 6, 2022 nuxur wararka 0

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta oo Axad ah Magaalada Gaalkacyo ku qabanaya doorashada Shan kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo […]

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta Dhagax dhigay Mashruuca Dhismaha wadada Xeebta mariina

March 5, 2022 nuxur wararka 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta daahfuray mashruuca dhismaha wadada DR Kadare, wadadaas oo tagi doonto Xeebta Dahab […]

16 Kursi oo maanta lagu doortay magaalada Boosaaso

March 5, 2022 nuxur wararka 0

Doorashada Xildhibaanada Golaha shacabka ee Deegaan Doorashada Puntland ayaa ka dhacday magaalada Boosaaso, waxaana sida qorshaha yahay maanta iyo Beri lasoo dhamystirayaa Doorashada 16ka kursi […]

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SAFAR SHAQO UGU AMBABAXAY DALKA QATAR

March 5, 2022 nuxur wararka 0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd safar shaqo oo labo maalmood qaadanaya ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka […]

Dhageyso: Korneyl Rufle oo ka hadlay doorashada kuraasta Taala M/Garbohaareey

March 3, 2022 nuxur wararka 0

Korneyl Aadan Rufle oo ka mid ah Saraakiisha dawlada Federaalka ee Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa ka hadlay qorshaha Xukuumadda Ra’iisal  Wasaare Maxamed Xuseen Rooble […]

Wasaarada Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo uga mahadcelisay Dawlada Romania qaabilidda muwaadiniin Soomaaliyeed Ukrain ka soo cararay

March 3, 2022 nuxur wararka 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa wadahadal khadka teleefoonka ah kula yeeshay maanta oo ah Arbaco Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda […]

Posts navigation

« 1 … 4 5 6 … 25 »

Recent Posts

  • Dhageyso: Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo ku baaqay in laga Faa’ideeysto Bisha Ramadaan
  • Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo ka soo horjeestay Magaca Urur looga dhawaaqay M/Muqdisho
  • Ciidanka Ruushka oo Duqayn ku dilay Haweeney Umul ahayd iyo Canugeeda
  • Gudiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay 4 kursi
  • Taliyaha Ciidanka Booliska oo gaaray Magaalada Baydhabo

Copyright © 2023 | WordPress Theme by MH Themes